Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: 3 Sano Guurada Xasan Sheekh


Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Xasan

Barnaamijka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanad guuradii saddexaad ee kasoo wareegtay doorashada madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Barnaamijka Faaqidaadda Tododbaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanad guuradii saddexaad ee kasoo wareegtay doorashada madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaan uga hadleynaa barnaamijka waxyaabihii u qabsoomay dowladda madaxweynaha iyo waxyaabihii ay ku guul darreystay ee laga filayey. Waxaa soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:54 0:00

XS
SM
MD
LG