Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Sharciyadda Mooshinka


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, waxa uu ku saabsanyahay dood ku saabsan in Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Soomaaliya uu waafaqsanyahay Dastuurka iyo in kale.

Barnaamijka waxaa daadihinaysa Sahra Cabdi Axmed, waxaana marti u ah:

Xidhibaan C/qaadir Cabdi Xaashi, oo ka mid ah mudaayaasha diiddan Mooshinkaan.

Xaliimo Jaamac Afrax, oo ah Xoghayihii guddiga Dastuurka qoray.

Xildhibaan Cabdi Barre Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha keenay Mooshinka.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:39:05 0:00

XS
SM
MD
LG