Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gargaar loogu Baaqay Diinsoor iyo Baardheere


Abaaraha ka jira Gobollada Bay iyo Bakool
Abaaraha ka jira Gobollada Bay iyo Bakool

Xidhiidhiyaha arrimaha gargaarka bini’aadminimo ee qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Peter De Clercq ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay dhulka dhawaan laga qabsaday al Shabaab gaar ahaan degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobolada Gedo iyo Baay, waxaaana uu ku baaqay in gurmad dheeraad ah loo fidiyo dadka ku nool dhulkaasi.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Warbixinta Xidhiidhiyaha Gargaarka ee Q/M u qaabilsan Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

XS
SM
MD
LG