Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Alshabaab Oo Dib U Qabsatay Halgan


뉴욕 브루클린에서 진행된 독립기념일 기념 핫도그먹기 대회 참가자가 트렘폴린에 뛰어들고 있다.
뉴욕 브루클린에서 진행된 독립기념일 기념 핫도그먹기 대회 참가자가 트렘폴린에 뛰어들고 있다.

Bixitaanka ciidamada AMISOM ee gobolka Hiiraan oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka kala socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayay odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan ku tilmaameen wax aad looga xumaado.

Afhayeenka odayaasha dhaqanka ee la socda ciidanka AMISOM iyo kuwo dowladda ee ka soo baxay tuulada Halgan Faarax Cabdi Waare oo la hadlay VOA ayaa sheegay in ay tallaabadaasi aad ugu xumaadeen ayna dadaal dheer u galeen sidii ciidankaasi ay ugu dhaadhicilahayeen in ay tuuladaasi sii joogaan ayna sugaan amniga dadka ku nool tuulada.

Afhayeenka ayaa sheegay in uusan weli si rasmi ah u oggeyn sababta keentay in ciidanku uu ka baxo tuuladaasi balse VOA u sheegay in taliska ciidanku uu ku wargeliyey in amar lagu siiyey in ay tuuladaasi ka soo baxaan.

Maleeshiyada Alshabaab ayaa lagu soo warramayaa in ay tuuladaasi tageen saacaddo kaddib markii ciidanku uu ka soo baxay.

Hoos ka dhageyso wareysiga afhayeenka odayaasha dhaqanka Faarax Cali Waare.

Wareysiga afhayeenka odayaasha dhaqanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

XS
SM
MD
LG