Barnaamijkii Martida waxaa marti innoogu yahay Professor Maxamuud Cabdi Sheekh Axmed oo ah hormuudka machadka nabadda iyo xallinta khilaafaadka ee Jaamacadda Hargeysa oo ka hadlaya muranka doorashadda Somaliland ee soo noqnoqday iyo waxa ay u dhigantahay siyaasadda Somaliland.
Maxamed Colaad Xasan ayaa innala socodsiinaya.