Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jeneraal Lagu Dilay Burundi


Burundi Election
Burundi Election

Jeneraalka la dilay ayaa la sheegay in uu ahaa mid ay aad iskugu dhawaayeen madaxwenaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza.

Dilka jeneraalka ayaa la sheegay in uu ahaa mid qorsheysan kaasoo jahowareer iyo argagax ka abuuray gudaha dalka Burundi sida ay sheegaan wararka ka imaanaya dalkaasi.

Dilka jeneraalka ayaa sidoo kale ku soo beegmaya labo toddobaad kaddib markii 21-kii bishii hore la sheegay in madaxweyne Pierre Nkuruziza uu kalkii saddexaad ku guuleystay xilka madaxweynenimada dalka Burundi, walow bulsha caalamku ay diiday in aqbasho guushaasi.

XS
SM
MD
LG