Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Marka: AMISOM oo Lagu Eedeeyay inay Dad Dishay


Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in howlgal ay ciidamada AMISOM ay ka fuliyeen magaaladaasi ay ku dhinteen dad rayid ah.
Maxamed Macalin Iideey oo ka mid ah dadka Marka degan ayaa VOA u sheegay in AMISOM ay si bareer ah u dishay aabihii iyo 4 wiil oo la dhashay iyo waliba adeerkii.
Talaabadan ayaa waxay ka danbeysay markii ciidamada AMISOM qarax lala eegtay.
AMISOM waxay barteeda twitter-ka ku sheegtay in dilkaasi ay ka danbeyso ururka al-Shabaab.
Bishii hore ciidamada AMISOM ayaa lagu eedeeyay inay dad rayid ah ku dileen Marka, inkasta oo AMISOM ay beenisay arrintaasi.
Dhageyso Dhimashada Marka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG