Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bay: Weerar Xagga Cirka ah oo lagu Qaaday Shabaab


Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in diyaaraddo helicopterro ah oo loo malaynayo inay leedahay dowladda Ethiopia ay duqeeyeen saldhigyo iyo gaadiid militari oo ay leeyihiin kooxda al-Shabaab.

Duqeyntan ayaa waxay xalay fiidkii ka dhacday tuullooyin iyo dhul keyn ah oo u dhow degmada Buurhakaba.

Weerar ka Dhacay Baydhabo
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:48 0:00

XS
SM
MD
LG