Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shan Sano ka Dib Doorashadii Madaxweyne Siilaanyo


Maanta oo ay taariikhdu tahay 27 July waxay ku beegan tahay 5 sano ka hor maalintii uu xilka madaxtinimo si rasmi ah ula wareegay madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo oo xilligaasi cod aqlabiyad ah kaga guulaystay madaxwaynihii isaga ka horeeyay ee Daahir Rayaale Kaahin.

Hase ahaatee waxa shan sano kadib muran xooggani ka taagan yahay qabsoomida doorashooyinkii Madaxtooyada iyo Baarlamaanka.

Xisbiyada mucaaradka ayaa iyana uu shir uga socdaa magaalada Hargeisa.

Warbixin gaar ah oo ku arrimahaas ku saabsan waxaa innoo diyaarisay Sahra Ciidle Nuur.

Warbixinta Somaliland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:59 0:00

XS
SM
MD
LG