Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareegga Sadexaad Doorashada Galmudug


Doorashada Galmudug oo wareegga sadexaad la isla aaday. Waxaa wareegga 2aad ku haray murashaxa Axmed Cabdisalaan Xaaji Aaden.

Waxaa isu soo haray Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdikarim Guuleed.

Wareegga labaad ayaa sadexdii murashax ee ku baratameysay ay codadka u kala heleen sidan.

1. Axmed Cabdisalaan ayaa helay codad dhan 15 cod

2. Axmed Macalin Fiqi 32 cod

3. Cabdikariin Xuseen Guuleed 42 cod

Waxaa codeeyay 89 mudane oo doorashada codkooda dhiibtay wax cod ah oo halaabay ma jirin.

XS
SM
MD
LG