Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Kamaanaan Noqon Dacwaddii Badda


Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Amina Mohamed ayaa u sheegtay baarlamanka dalka Kenya in dowladaha Somalia iyo Kenya ay ka wada shaqeynayaan in muranka labada wadan ee dhinaca xadka badda ah ay wada hadal ku xaliyaan, si somalia ay uga laabato dacwad ay horey ugu gudbisay maxkamadda Caalamig ah.

Dhinaca kale dowladda Somalia ayaa sheegtay inaysan ka noqoneyn dacwadda ka dhanka ah Kenya, laakiin uu furanyahay wada hadal ay la gasho dal kasta oo deris ah ama ay arini ay kala dhaxeyso.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan inoo haya.

Muranka Somalia iyo Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG