Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Akadheemiya


dagaal
dagaal

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaasi ay ku dhinteen sagaal askari oo ka tirsan ciidanka Jubba, iyadoo weli si rasmi ah loo oggeyn khasaaraha gaaray maleeshiyada Alshabaab ee weerarka soo qaaday.

Ciidanka Jubba ee deegaankasi ku sugnaa ayaa lagu soo warramayaa in uu iska caabiyey maleeshiyadii weerarka ku soo qaaday haatanna deegaanka uu weerarku ka dhacay ay ku sugan yihiin ciidanka maamulka Jubbaland.

Maamnulka Jubba ayaan iyagu illaa haatan rasmi ah uga hadlin weerarkaas.

XS
SM
MD
LG