Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odowaa: Waa Guuleystay Qorshihii Gobolada Dhexe


Shalay waxaa Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee gobolada dhexe ay doorteen Guddoomyaha Baarlamanka ee maamulkaas.

Waxaa Guddoomiyaha baarlamaanka loo doortay Cali Cumar Casir.

Dad badan ayaa u arka in inkastoo mudadu ay dheereyd caqbado bandanna ay jireen, uu guuleystay qorshihii dowladda ee maamul u sameynta gobolada dhexe.

Howshaasi waxaa tan iyo bilowgeedii ku lug lahaa oo kaalin weyn ka soo qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federalka Cabdiraxman Xuseen Odowaa.

Waxaan weydiiyay bal sida uu u arko halka uu marayo dhismaha maamulka gobolada dhexe.

Dhageyso Wareysiga Odowaa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG