Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Giriigga oo Waqti Kordhin Loo Diiday


Wasiirkada Maaliyadda ee wadama ku bahoobay Midowga Yurub oo shalay kulan ku yeeshay magaalada Buresels ee dalka Builjumka ayaa diiday inay kordhiyaan barnaamijka lacagta samata bixinta ah lagu siinayo Giriigga.

Arrintan ayey kaga jawaabayeen Midowga Yurub codsi dowladda Giriigga ay weydiisatay oo ahaa kordhin u ogolaaneyso inay qabato afti todobaadka dambe, taasi oo ku saabsan heshiiska samata bixina dhaqaalaha Giriigga.

Habeenka Talaada ee soo socota ayey ku egtahay waqtiga loo qabtay xukumadda Athens inay ku bixiso lacag gaareysa 7 bilyan oo dollar oo ay hey’adda IMFtu leedahay.

XS
SM
MD
LG