Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariyeyaala Magan-galyo laga Siiyey Talyaaniga


Shan wariye oo isugu jira shaqaalihii iyo maamulkii idaacadaha Sky FM, iyo suxufiyiin ka socda Radio Shabele ee magaalada Muqdisho ayaa ka degan dalka talyaaniga kadib markii ay halkaasi ka heleen magangayo siyaasadeed.

Shantan wariye ayaa muddo waxaa hanaanka ololaha looga soo saarey Somalia wadey ururka Suxufiyiinta dalka Talyaaniga.

Haddaba Sahra Abdi Ahmed ayaa la xariirtey wariyaashasi oo la geeyey magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, warbixintan ayeyna ka diyaarisay.

Dhageyso Wariyeyaasha Talyaaniga la geeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:06 0:00

XS
SM
MD
LG