Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tababar Loo Fidanayo Haweenka Maxaabista ah


Hay’adda Wacyigalinta Bulshada ee CCA, ayaa furtey dugsi wax lagu bari doono gabdhaha dhalinyarada ah ee ku jira xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Tilaabadan ayaa waxaa ay saacidi doontaa gabdho da’adoodu ay u dhaxeyso 18-35 jir oo qaarkood ku xukumanyihiin xabsiyo dhaadheer.

Munaasabad arrintan loogu talagalay oo ay ka soo qayb galay xubno ka socday xukuumadda federaalka ah ayaa lagu qabtay Muqdisho.

Gudoomiyaha Hay’adaasi CCA Maxamed Ibraahim Cali (Maxamed Cajiib) ayaa VOAda uga warramay barnaamijkan cusub.

Waraysiga ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan Tababarka Haweenka Maxaabiista ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG