Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Isku-shaandheynta Saraakiisha Amniga


Waxaa guud ahaan isbadal lagu sameeyay lamaha sirdoonka dalka kenya Iyadoo in ka badan 50 sarkaal oo sar sare oo katirsanaa lamaha sirdoonka dalka kenya laga soo badalay gabalka waqooyiga bari ee Kenya.

is-badaladan ayaa dowlada Kenya waxaa ay sheegtay in ay ula jeedo nidaam cusub oo looga hortagayo weerarada kooxaha xagjirka ah ee dalkaasi dhibatoyinka ka geysta

Warbixintan waxa magaalada Gaarisa ka soo diray wariyaha VOA da Maxamed Faarax Shire.

XS
SM
MD
LG