Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Socodka Rajada ee Dhalinyarada Gaarisa


Dhalinyaro kala duwan ayaa socod Nabadeed ka bilaabay magaalada Garisa ee gobolka Woqooyi Bari ee dalka Kenya iyaga oo u sii jeeda magaalada Mandheera, Socodkan oo gaadhaya masaafo ka badan 700KM ayaa loogu magac daray Socodka Rajada.

Saalax Cabdi Sheekh oo ka mida dadka socodkan soo abaabulay ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar uga waramay ujeedada socodkooda

Socodka Rajada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:00 0:00

XS
SM
MD
LG