Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha: Iskushaandheyn Ma Jirto


Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Xasan

Shir jaarid oo uu madaxweynaha Somalia Xassan Sheikh Maxamuud ku qabtey Muqdihso ayuu ku sheegay inaan isku-shaandheyn lagu samayn doonin xukuumadda. Wuxuu kaloo ka hadlay maamul goboleedyada iyo arimo kale.

Dhinaca kale, Waxaa maalmahan booqasho ku joogo dalka Mareykanka Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali, waxaana ay kulamo la qaateen saraakiil ka tirsan wasaarada difaaca ee Mareykanka ee Pentagon, waxaa wafdigaasi kamid ah wasiirka Gaashaandhiga ee Somalia Cabdulqaadir Sh Cali Diini.

Warbixin ku saabsan hadalka Madaxweynaha iyo wareysiga Mr. Diini halka hoose ka dhageyso:

Dhageyso Warbixin iyo Wareysi Isla Socda
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:18 0:00

XS
SM
MD
LG