Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidadda iyo Gaabiska Hawlaha Gurmadka


Xero Qaxooti
Xero Qaxooti

Barnaamijka Faaqidaadda ee Todobaadkan waxa kuu saabsanyahay baaq ka soo yeedhay dadka isku xilqaamay hawlaha gurmada iyo samafalka ee Soomaaliya.

Mas’uuliyinta Soomaalida ee ku hawlan Gurmadka ayaa shegay in dadka qaniga ahi ay ka gaabinayaan gurmadka iyo inay sadaqo la baxaan.

Waxaanay sheegeen in arrintanai ay ku soo beegmayso iyadoo ay somaali badan ka sooqaxayaan dalka Yemen iyo fatahaado saameeyey nolosha Soomaalida.

Barnaamijka waxaa ka qayb qaadanaya :

Edna Aden Ismaaciil oo hore u ahayd wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, aasaastayna dhakhtarka iyo Jaamacadda Edna Aden.

Sh. Nuur Baaruud Gurxan, Guddoomiyha guddiga badbaadada iyo samatabixinta.

Sh. Axmed Yuusuf Daad, Guddoomiyaha guddiga Gurmad qaxootiga Yemen.

iyo Ganacsade Cabdi Cali Faarax oo ku deeqay markab soo daadgureeya qaxootiga Soomaalida ee Yemen ku xayi

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:37:22 0:00

XS
SM
MD
LG