Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar: Weerar lagu Qaaday Goob Taariikhi ah


Egypt ، Luxor
Egypt ، Luxor

Qof isa-soo miidaamiyey ayaa isku qarxiyey bannaanka goob hore u ahaan jirtay macbad oo ku taalla dhinaca koonfureed ee dalka Masar, qaraxan ayaa sababay dhaawaca illaa afar qof.

Saraakiisha ayaa sheegay in weerarkan ay ku lug lahaayeen laba qof oo kale kuwaas oo ay toogasho ku dileen ciidamada boolisku.

Macbadkan oo ku yaalla magaalada Luxor ayaa qayb ka ah dhulka ku jira diiwaanka taariikhiga ah ee UNESCO, waxaana sannad walba booqda dalxiisayaal aad u badan.

Ma jirto cid illaa hadda sheegatay masuuliyadda weerarkaas.

XS
SM
MD
LG