Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tina Kaidanow oo Booqatay Muqdisho


Xiriiriyaha Hawlgallada la Dagaallanka Argagixisada ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Danjire Tina Kaidanow ayaa maanta Muqdisho booqatay.

Waxaanay la kulantay Madaxweynaha iyo R’isal wasaaraha iyo madax kale.

Hadaba qodobada laga wada hadlay iyo ujeedada booqashadaasi ayay Sahra Cabdi ka waraystay afhayeenka MadaxweynahaSomalia Daa’uud Aweys.

Dhageyso wareysiga Daaud
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

XS
SM
MD
LG