Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Denmark oo 4 Qof ku Celisay Somalia


صومالیہ: کنیڈا کا ایک رنگرُوٹ لڑائى میں مارا گیا
صومالیہ: کنیڈا کا ایک رنگرُوٹ لڑائى میں مارا گیا

Dowladda Denmark ayaa toddobadkan magaalada Muqdisho ku celisay afar Soomaali ah oo loo diiday sharciga magalgeyada ee dalka Denmark. Afartan ayaa waxaa Muqdisho geysay diyaarad gaar ah, waxaana ay sheegeen in lagu wareejiyay madaxa Hay’adda Socdaalka Soomaaliya.

Xuseen Xasan Maxamuud oo ka mid ah afartan qof ee lagu celiyay Somalia ayaa sheegay in dowladda Denmark ay u sheegtay in Somalia ay nabad tahay, isla markaana ay dowladda Denmark qorsheynayso inay Somalia dib ugu celiso Soomaalida aan sharciga laga siin dalkaasi.

Xuseen Xasan waxaa khadka taleefonka ku wareystay, Maxamed Cabdi Sandheere.

Soomaalida la soo Celiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

XS
SM
MD
LG