Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif Xasan oo Dil ka Badbaaday


Shariif Xasan Sheekh Adan, madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka badbaaday iskuday dil kadib markii la weeraray kolonyo uu la socday oo maraysay waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye.

C/qaadir Maxamed Nadaara, Afhayeenka Shariif Xasan ayaa VOA u sheegay in miino nooca dhulka lagu aaso ay ku qaraxday kolonyada, balse aan wax dhibaato ah soo gaarin Shariif Xasan.

Shariif Xasan iyo ciidamo AMISOM ah ayaa maalmahan safar ku joogo deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana haatan uu gaaray magaalada Muqdisho.

Dhageyso wareysiga Sharif Xasan

SHARIF XASAN
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

XS
SM
MD
LG