Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sucuudiga oo Shir u Qabtay Dhinacyada Yemen


Hoggaamiyayaasha siyaasadda ee dalka Yemen ayaa ku kulmay maalinimadii Shalay caasimadda dalka Sucuudiga ee Riyadh, iyaga oo ka wada hadlay dhexdhexaadin la xidhiidha dagaallada ka socda dalka Yemen.

Kulankan ayaa ku soo beegmaya iyada oo ay qaybo ka mida dalka Yemen ka socdaan dagaallo kala duwani.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa warbixintan innoo haya

Warbixinta Yemen
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

XS
SM
MD
LG