Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odawaa: Shirka Cadaado Wuu Socdaa


Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee Mudug iyo Galguduud ayaa shalay sheegay inay ka baxeen shirka, iyagoo ku eedeynaya dowladda Somaliya inay faragelin ku heyso shirka, isla markaana aan laga talagelin sida shirku ku socdo.

Dhinca kalana, dowladda Somalia ayaa dhinaceeda sheegtay in shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee ka socda Cadaado uu si habsami leh ku socdo, waxeyna beenisay hadalada ka soo yeeraya qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka.

Qaybta hoose ka dhageyso wareysiyo arrintaa ku saabsan.

Shirka Cadaado
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:22 0:00

XS
SM
MD
LG