Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Romania: Arday ka Qalin Jabisay Kul Caafimaadka


Arday Soomalyeed oo dhakhtarnimo bartay ayaa ka qalin jebisay jaamacadaha dalka Romania, ardaydaas oo bartay qaybaha kala duwan ee caafimaadka.

Ibrahim Hassan Dandurey ayaa khadka talefoonka kula xiriiray Dr. Cabdi Farah Taano oo ah gudoomiyaha ururka caafimaadka ee SSF ee somaliyeed ee ka hawlgala Somalia iyo Scandanefiyaanka oo xaruntiisu tahay Denmark, xafladaas ayuuna ka wareystay.

Ardayda Kulliyadda Caafimaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00

XS
SM
MD
LG