Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Muranka Muddo-kordhinta Somaliland


Madaxewyne Siilaanyo
Madaxewyne Siilaanyo
Dhegayso: Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:32:01 0:00

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadku waxa uu ku saabsanyahay muranka ka dhashay muddo-kordhinta ay guurtida Somaliland u samaysay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumaddiisa.

Barnaamijka waxaa ka qayb galaya, Wasiirka Warfaafinta Cabdillaahi Cukuse, Guddoomiyaha Xisibga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Dr Siciid Sheekh oo ah aqoonyahan ku sugan Canada.

XS
SM
MD
LG