Isku xirrada

War Deg-Deg ah

G.Wasiirada Oo Guddiyo Qaran Anshixiyey


Odowaa
Odowaa

Shalay Golaha Wasiirada ee Dowladda Somalia ayaa ansixiyay sadex guddi Qaran oo kala ah Guddiga doorashooyinka Qaranka, Guddigga Xuduudaha iyo Arimaha Federalka, iyo Guddigga Adeegga Garsoorka.

Guddiyadan oo ah kuwo dastuuri ah oo sugaya ansixinta baarlamanka ayaa waxaa howshoodu ay noqon doontaa gaarsiinta dalka nidaam Cadaaladeed, Maamul dhisan oo suuban iyo doorashooyin Dimoqoraaddi ah oo xor ah oo Somalia ka dhaca sanadka 2016-ka.

Wareysi aan la yeelanay wasiirka Arimaha Guddaha iyo Federalka , Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa. halka hoose ka dhageyso:

Wasiirka arrimaha gudaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:21 0:00

XS
SM
MD
LG