Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Banaanbaxyo wali ka sii socda Baltimore.


Baltimore
Baltimore

Magaalada Baltimore ee dalka Maraykanka ayay ilaa had aka socdaan dibadbaxyadii lagu diidanaa dilka Wiil madaw Freddie Gray oo ku dhintay gacanta booliiska.

Maalintii Jimcihii ayaa Xeer Ilaaliyaha magaaladaas, Merylin Mosby, ayaa sheegtay in falka booliisku uu ahaa dil u la kac ah, arrintaas oo dadkii xuquuqda Mr. Gray u doodayey farxad galisay.

Haddaba side guud ahaan loo arkay go’aanka Xeer Ilaaliye Mosby? Sidee buu soo ahaa xiriirka bulshada madow iyo booliiska magaaladu?

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa su’aalahaas weydiiyey Anwar Maxamed Diiriye oo ku nool magaalada uu dilku ka dhacay. Anwar waxa uu marka hore sawir ka bixinayaa magaalada Baltimore.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

XS
SM
MD
LG