Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka


Martida: Wasiirkii Hore ee amniga Puntland
Martida: Wasiirkii Hore ee amniga Puntland

Toddobaadkan barnaamijkeena martida waxaynu kaga hadlaynaa kaddib markii dowladda Soomaaliya ay dhawaan sheegtay in ay ku hawllantahay sidii qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan dalka Yemen dib loogu soo celinlahaa dalkood maadaama ay dalka Yemen hadda Colaadi ka jirto. Waxaana marti innoogu ah Axmed Daahir Cabdikariin Nuur guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barokacayaasha qaranka.

Haaruun Macruuf ayaa waraystay.

Martida Makrafoonka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:18:14 0:00

XS
SM
MD
LG