Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saint Paul iyo Djibouti oo la Mataaneeyey


Duqa magaalada St Paul, gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka Chris Coleman ayaa kulan uu la yeeshay Jaaliyadda Jabuuti ku shaaciyay in magaalooyinka St. Paul iyo Jabuuti ay mataanoobeen.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Reysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Sh.Axmed.

Kulanka ka dib ayaa haddaba waxa wariyaha VOA-da ee gobolka Minnesota, Maxamuud Mascadda u waramay Cabdiraxmaan Ciise Kaahin iyo Cabdicasiis Mukhtaar oo ka mid ah ahaa jaaliyaddii Jabuuti ee ka soo shaqeysay barnaamijkan.

Dhageyso Mataaneynta St. Paul iyo Djibouti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

XS
SM
MD
LG