Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boqolaal Qaxootiga Yemen ah oo Somaliland Gaadhay


Sawir Hore
Sawir Hore

Magaalda Berbera waxaa mar kale soo gaadhay 425 qof oo ah qaxooti ka soo baro kacay dagaalka ka socda dalka Yemen, kuwaasi oo markabkii siday uu saaka ku soo xidhay dekeda Berbera.

Dadkan ayaa isugu jira Soomaali, Yemeniyiin iyo Ethiopian

Masuuliyiinta Somaliland ayaa isla saakaba qaabilay qaxootigan isla markaana geeyey xaruun loogu talo galay oo ku taalaa Berbera.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Qaxooti cusub oo gaaray Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:19 0:00

XS
SM
MD
LG