Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Muqdisho


Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay qarax ka dhacay makhaayad laga cunteeyo oo aad u mashquul badan.

Goobjoogayaasha ayaa sheegay in qaraxan uu geystay gaadhi hase ahaatee illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay.

Goobta laga cunteeyo ayaa ka soo horjeedda hotelka Central oo bishi February uu ka dhacay weerar uu geystay ururka Alshabaab oo dad badani ay ku dhinteen.

Wixii warara ee ka soo kordha kala soco VOA.

XS
SM
MD
LG