Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiyo: Qoysas Wiilashooda ISIS Lagu Eedeeyey


VOA ayaa wareysatay ehelada qaar ka mid ah dhalinyarada Somaalida ee Gobolka Minnesota ee loo heysto inay ka tirsan yihiin ururka ISIS.

Waxaa maxkamad la soo taagey 6 dhalinyaro Soomaali ah oo lagu soo eedeeyey in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda ISIS iyagoo qorsheynaayey in ay u socdaalaan Syria.

Dhalinyaradan ayey maxkamadu diidey in lagu sii daayo damiin. Waxaana dhageysiga dacwadooda ay bilaaban doontaa 23ka bishan April.

Hadaba waxaa maxkamada tegey wariyaha VOA Mohamud Mascade waxaana uu kula kulmey ehelada qaar ka mid ah wiilasha.

Halkan ka dhegeyso wareysiyada oo dhan.

Dhageyso Wareysiyada Ehelada Wiishaka Lagu Eedeeyay ISIS
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:09 0:00

XS
SM
MD
LG