Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saamaynta Farsamada Casriga ah ee Nolosha


Ka waran haddii maanta aad iska dhigto telefoonkaaga gacanta maxaad dareemi lahayd? Noloshaada saamayn intee le'eg ku leedahay isgaadhsiinta kala duwan ee aad isticmaasho maalin walba?.

Su'aalahani waxay inna xasuusinayaan saamaynta ay farsamada casriga ahi ku leedahay nolosheena. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa warbixintan ku eegaya.

Farsamada Casriga ah
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG