Waa barnaamijyo taxane ah oo ka kooban 4 qeybood oo ka hadlaya ururada argagixisada ah ee ka jira Africa.
Qaybta 1-aad
Qaybta koowaad ee taxanaha waxa aynu kaga hadlaynaa sababaha aasaaska u ah in dhalinyarada da’da yar ay ku biiraan kooxaha xagjirka ah.
Qaybta 2-aad
Qaybta labaad waxay ku saabsan taahay raadka ururka ISIS ee kooxaha Waqooyiga iyo Galbeedka Afrika.
Qaybta 3-aad
Qaybta saddexaad waxay ku saabsan tahay saamaynta ISIS ee Bariga Afrika.
Qaybta 4-aad
Qaybta Afraad waxay ku saabsan tahay jawaabta ay dawladaha Afrika ka bixiyeen korodhka kooxaha xagjirka ah.