Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: 3 Bilood Qaxootiga ha lagu Raro


Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab
Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa ku Baaqay in muddo sedex bilood gudahood ah ay hay’adda qoxootiga Qaramada midoobay ee UNHCR ku soo xidho xeryaha Qoxootiga Dhadhaab ee dalkaasi Kenya , haddii kale ay khasab ku noqonayso in dowladda Kenya ay talabadaasi ku dhaqaaqdo oo ay xeryaha xidho.

Ruto ayaa dalbaday in xeryahaas loo raro gudaha dalka Soomaaliya, isagoo intaas ku daray in go’aankaas ay ku wargliyeen hay’adda Qoxootiga Adduunka Qaramada ee UNHCR.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00

XS
SM
MD
LG