Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Maareynta Maaliyadda


Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti ku ah Sahra Axmed Maxamuud (Halgan) oo ah fanaanad, isla markaana ganacsi weyn ka furtay magaalada Hargeysa.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Ismaaciil Xusee Farjar.

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga
please wait

No media source currently available

0:00 0:59:12 0:00

XS
SM
MD
LG