Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaraxyo ka Dhacay Gaalkacayo


Magaalada Gaalkacayo waxaa maaanta ka dhacay laba qarax oo mid ka mida lala bartilmaameedsaday Guddoomiye ku Xigeenka Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur, Qarax labaad ayaa daqiiqado ka dib ka dhacay isla goobtii weerarka hore ka dhacay ka dib markii dad-badani ku soo urureen.

Qaraxa labaad waxaa ku dhaawacmay illaa 8 qof oo qaarkood xaaladoodu culus tahay, Guddoomiye ku xigeenka gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa u waramay Ismaaciil Xuseen Farjar:

Qarax ka Dhacay Gaalkacayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG