Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Meydka Raggii Weeraray Gaarisa oo La Soo Bandhigay


Garissa University Attack
Garissa University Attack

Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in ciidamada amaanka Kenya ay ka soo saareen meydadka raggii ka tirsanaa Al-shabab ee Khamiistii weerarka ku qaaday jaamacadda magalaada.

Dhinaca kale, waxaa maanta ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi banaan bax looga soo horjeedo weerarkii ka dhacay jaamacadda Gaarisa.

Warbixinadii ugu dambeeyey ee ku saabsan dalka Kenya halkan ka dhegeyso:

Wararka ugu dambeeyey Ee Gaarisa
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:33 0:00

XS
SM
MD
LG