Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerar lagu Qaaday Jaamacadda Gaarisa


Dabley hubeysan ayaa saaka wabarigii weeraray jaamacadda Garissa.

Dhawaaqa rasaasta iyo qaraxyo xoog badan ayaa laga maqlayaa gudaha Jaamacadda Gaarisa ee Woqooyi-bari Kenya. Weriyaha VAO Maxamed Faarax Shire ayaa sheegay in ciidan badani uu soo gaarayo goobta

Wararka ayaa sheegaya in dhaawac uu jiro, hase yeeshee ma jirto cid wali si rasmi ah u xaqiijisay khasaaraha weerarka.

Wixii warar ah ee ka soo kordha weerarka ka dhacay Jaamacadda Gaarisa, Idaacahayaga dambe ayaan idiiinku soo gudbin doonnaa.

Dhageyso Weerarka Jaamacadda Garissa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:45 0:00

XS
SM
MD
LG