Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in Dowaldda Somalia iyo Qaramada Midoobay ay iska kaashan doonaan sidii dib loogu celin lahaa qaxootiga Soomaalida ee ku nool Yemen.
Wareysiga Wasiirka halka hoose ka dhageyso: