Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga Syria iyo Ciraaq oo Sare u Kacay.


Dagaalada ka socda waddamda Syria iyo Ciraaq ayaa tirada dadka magagan galyada weydiisanaya waddamadda warshadaha leh gaarsiiyay heerkii ugu sarreysay muddo 22 sano ah. Ha’adda Qaramada Midoobay ee qaxootiga ayaa shaaca ka qaadday in codsiyada magangalyo doonka ah ay sanadkii 2014-ka ay si xoog leh sare u kaceen halkii ay markii hore taagnyd.

Warbixintan oo faah faahsan ka dhageyso xagga hoose.

WARBIXINT UNHCR
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG