Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Safaaradda Mareykanka ee Uganda oo Soo Saartay Digniin


Power Outage Federal Government
Power Outage Federal Government

Safaaradda ayaa digninteeda ku sheegtay in goobahaasi ay ka dhici karaan weerarro argagixiso.

Bayaan ka soo baxay safaaradda ayaa lagu shegay in digniintani ay timid kaddib markii ay soo gaareen warbixinno ka digaya in goobaha muwaadiiniinta reer-galbeedku ku kulmaan ay ka dhici karaan weerarro argagixiso.

Safaaradda ayaa muwaadiiniinta Mareykanka ee hadda ku sugan dalka Uganda ku boorisay in ay muujiyaan feejignaan dheeraad ah, halka kuwa hadda imaanaya ay kula talisay in ay markiiba safaaradda iska soo diiwaangeliyaan si looga warhayo.

Mareykanka ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyay la soo dhaafay xiray dhowr safaaradood oo uu caalamka ku leeyahay, walow qaarkood markii dambe dib loo furay.

XS
SM
MD
LG