Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Sucuudiga oo Weeraro Cirka ah Fuliyey


Dawladda Sucuudi Careebiya ayaa bilowday weeraro xagga cirka oo ay ku qaadday goobaha ay gacanta ku hayaan falaagada Xuutiyiinta ee dalka Yemen. Talaabadan uu Sucuudigu qaaday ayaa timid markii madaxweynaha Yemen Cabdirabbu Mansuur Haadi uu codsiyo isxigxiga u diray dalalka Gacanka Carabta iyo guud ahaa dalalka xubnaha ka ah ururka Jaamacadda Carabta. Weerarka cirka ee Sucuudiga ayaa arrinta Yemen ka dhigaya mid saameynteedu ay dhaafta xuduudaha Yemen.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa khadka telefonka ee magaalada Sanca kula xiriiray wariyaha VOAda ee Yemen, Jacfar Kuukaay waxana uu ugu horeyn weydiiyey goobaha ay dayuuradaha Sucuudigu weerareen.

Dhageyso Weerarka Sucuudiga ee Yemen
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG