Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM oo ka Baxday Deegaamo Kala Duwan


Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay si kedis ah uga baxeen degmada Awdheegle iyo degaannada Bariire iyo Saliid ee Gobolka Shabeellada Hoose iyada oo ana lagu wargelin.

Guddoomiyaha waxa uu sheegay in saraakiisha AMISOM ay u sheegeen inuu jiray is-afgarad ku saabsanaa in ciidamada dawladda Soomaalida ay la wareegaan degaannadaas inta aysan ka bixin ciidamada AMISOM. Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu uga warramay sida bixitaankan ku dhacay.

Guddoomiye Siidi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00

XS
SM
MD
LG