Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo laga Xusay Maalinta Qaaxada


Dunida waxaa maanta laga xusay maalinta qaaxada, Soomaaliyana waxay ka mid tahay waddamada ugu badan ee sannad walba cudurkan uu soo rito kuammaan kun oo qof.

Haddaba xaaladda cudurkan ee Soomaaliya ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay Dr Abuukar Cali Hilowle “Dr Martini” oo ka mid ah saraakisha Mashruuca La-dagaalnak Qaaxada ee dawladda Soomaaliya.

Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan saamaynta cudurka Qaaxada ee Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG