Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Dagaalka Ticis iyo Saameynta Soomaalida


Hal qof ayaa ku dhintey inta la xaqiijiyey Labaatan kalena waa ay ku dhawacmeen markii dagaal ka dhacay magaalada Ticis ee dalka Yemen. Dagaalka ayaa ku bilowdey markii hore Mudaaharaadyo markii dambena waxuu isu rogey in rasaas laysu adeegsado. Dadka soomalida ah ee Qaxootiga ah ku ah magaalada ayaa waxaa ay sheegeen inaysan wax saameyn ah oo sidaasi u sii weyn uu san ku yeelanin dagaalkan.

Dhageyso dagaalka Ticis
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG