Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Maxamed Cali Bile


Guulddarrooyinka ugu waaweynaa ee sannadihii ugu dambeeyey lasoo darsay mujtamaca Soomaalida waxaa ka mid ah jihayn la’aanta dhalinyarada.

Haddaba muxuu noqday khasaaraha ka yimid jihayn la’aantaasi? Sidee ayaase dhalinyarada looga soo dabbaali karaa haadaanta ay in badan oo ka mid ah kusii dhacayaan? Waa mowduuca Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaana marti noogu ah Maxamed Cali Bile oo ah Khabiir ku takhausay mashaariicda dib u dhiska waddamada dagaalada ku burburay ama kasoo doogsanaya oo xilligan ku sugan Kanada. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

Martida Mikrofoonka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:18:45 0:00

XS
SM
MD
LG